Xuska sannad-guuradii Saddexaad ee kaso ee wareegtay tan iyo markii RW Abiy Axmed la wareegay Xafiiska dalka looga arrimiyo oo ka qabsoontay magaalada Addis Ababa
XuskaAddis Ababa,Apr 02, 2021 (Megabit 24,2013 T.I (FBC/SOMALI)- sannad-guuradii 3-aad ee ra’iisul wasaare Abiy Axmed ayaa maanta laga xusay magaaladan Addis Ababa yo Deegaanka Oromiya.
Dabaaldega sanadka cusub ee raiisel wasaare Abiy Axmed oo hadda ka socda Sherator Addis Hotel ayaa lagumarti qaadayCulumaa’u Diinka, masuuliyiin kala duwan, hormuudka bulshada iyo martida sharaf kale.
Sida ay sheegeen agaasimayaasha sannad-guurada, munaasabadda ayaa looga gol leeyahay in lagu aqoonsado isbeddelada ka socda dhinacyada dhaqan-dhaqaale iyo siyaasadeed tan iyo markii uu xafiiska la wareegay Ra’iisal wasaare Abiy Axmed bishii Abril, 2018-kii.