Fana: At a Speed of Life!

WHO oo diiwaaangelisay kiisaskii ugu badnaa feyraska ee hal maalin gudaheed.

Addis Ababa june 22,2020 (Senee15,2012 T.I) (FBC/SOMALI)-Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee (WHO) ayaa diiwaangelisay kor kacii ugu badnaa hal maalin gudaheed ee fayrsaka koroona, iyada oo qaarada Ameerika ay noqotay xarunta faafitaanka ee caabuqa.WHO ayaa sheegtay in la diiwaangeliyay wax ka badan 183,000 xaaladood oo cusub 24-kii saacadood ee la soo dhaafay.

Intooda badan – in kabadan 50,000  kiis waxa laga xaqiijiyay  dalka Brazil, waxaana soo raaca dalalka Maraykanka  iyo Hindiya

Tirada kiisaska la xaqiijiyay ayaa muujinaya in feyrsaku uu sii laba kaclaynayo,markii kor loo qaaday baadhitanada Adduunka.

BBC.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.