Dowladda Itoobiya oo cafis u fidisay maxaabiis ay ka mid yihiin Sibhat Nega, Jawaar Maxamed iyo Eskinder Nega
Addis Ababa,Jan 07,2022 (Tihsas 29,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Dowladda ayaa cafis u fidisay maxaabiis tiro badan oo ay ka mid yihiin Sibhat Nega, Jawaar Maxamed iyo Eskinder Nega.Sidaas awgeed, Maxaabiista cafiska loo fidiyay ayaa kala ah:
1. Mudane Sebhat Nega
2. Marwo Qudhusaani Nega
3. Mudane Abay Woldhu
4. Mudane Abadhi Zemu
5.Marwo Mulu Gebre-Igzabeḥer
6.Marwo kiros Hagos
7. Jawaar Maxamed iyo dhammaan eedaysanayaashii la xidhnaa.
8. Eskindher Nega iyo dhammaan eedaysanayaashii la xidhnaa.
Cafiska loo fidiyay maxaabiistan ayaa qayb ka ah u gogol xaadhidda u jihaysiga dhabaha wadatashiga Qaran iyo iscafinta ee Ra’iisal Wasaare Abiy Ahmed uu iclaamiyay.