Browsing Category
WARARKA CAALAMKA
Soomaaliya oo cambaareysay Imaaraadka Carabta
Addis Ababa,Feb 21, 2021 (Yekatit 14,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Dawladda Soomaaliya ayaa cambaaraysay warqad ay dawladda Imaaraadka Carabta shalay kasoo saartay qalalaasihii ka dhacay Muqdishu…
QM oo sheegtay in lagu Xadgudbay Cunaqabateynta hubka ee Libya
Addis Ababa,Feb 20, 2021 (Yekatit 13,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Erik Prince oo ah qandaraasle dhanka amniga ah, xulafana la ahaa madaxweynihii hore ee Mareykanka Trump, ayaa jabiyay…
Maraykanka oo ay dad qabow ugu dhinteen
Addis Ababa,Feb 17, 2021 (Yekatit 10,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Ugu yaraan 16 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen, duufaanno wata baraf, roob iyo dabeylo aad u qaboow oo Sabtidi ilaa…
Donald Trump oo aan weli nafisin
Addis Ababa,Feb 16, 2021 (Yekatit 09,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Afhayeenka aqalka Kongreska ee dalka Mareykanka, Nancy Pelosi ayaa sheegtay inay hirgelin doonto guddi ka madaxbanana gollahaas…
Milateriga Myanmar oo hakiyay bannaanbaxyadii dadweynaha ee dalkaasi
Addis Ababa,Feb 15, 2021 (Yekatit 08,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Tiro yar oo mudaaharaadayaal ah ayaa bilaabay inay isku urursadaan Myanmar, inkasta oo gawaadhida gaashaaman ay dhooban yihiin…
Trump oo ka badbaaday xasaanad ka xayuubin
Addis Ababa,Feb 14, 2021 (Yekatit 07,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Golaha Senat-ka ee Mareykanka ayaa Sabtidii dambi ku waayay Donald Trump, dacwaddiisii labaad ee maamuus ka xayuubinta oo laga soo…
Qaramada Midoobay oo ka dayrisay macaluul soo foodsaartay Carruurta dalka yemen
Addis Ababa,Feb 13, 2021 (Yekatit 06,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Wargeysyada ka soo baxa dalka Ingiriiska ayaa saaka boggagooga hore ku daabacay warar tibaaxaya in kumanaan caruura oo Yemeniyiin…
Dimuqraadiyiinta oo sheegay in Trump doonayay ‘inay dhintaan’ dadkii ku sugnaa Capitol…
Addis Ababa,Feb 11, 2021 (Yekatit 04,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Senetarada xil ka xayuubinta markii labaad ku sameynaya Donald Trump ayaa waxay soo bandhigeen muuqaal argagax leh oo muujinaya…
Garsoore Cabdulqawi oo xilkii Guddoomiyaha maxkamadda ICJ banneeyay
Addis Ababa,Feb 09, 2021 (Yekatit 02,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda ee ICJ ayaa loo doortay gudoomiye iyo gudoomiya ku xigeen cusub.
Gudoomiyaha maxkamada…
Ra’iisal wasaaraha Suudaan oo kaladiray golaha wasiirrada ee dalkaasi
Addis Ababa,Feb 08, 2021 (Yekatit 01,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Ra’iisal wasaaraha dalka Suudaan Cabdalla Xamdok ayaa shalay kala diray golaha wasiirada ee dalkaasi ,waxaana la filayaa inuu ku…