Browsing Category
WARARKA CAALAMKA
Garsoore Kenyan ah oo is-hortaagay xidhida xeryaha qaxoontiga
Addis Ababa,Apr 09, 2021 (Miyasiya 01,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Garsoore Kenyaan ah ayaa is-hor-taagay go’aanka ay Dowladda Kenya ku dooneyso in ay ku xidho laba xero-qaxooti oo ay ku sugan…
New Zealand oo xayiraad kusoo rogtay musaafiriinta kaga imanaya Hindiya
Addis Ababa,Apr 08, 2021 (Megabit 30,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Waddanka New Zealand ayaa maanta oo Khamiis ah ku dhawaaqay inay si kumeel gaadh ah u joojiyeen soo galintaanka dhammaan dadka…
kooxda Daacish oo 19 qof ka afduubatay badhtamaha Suuriya
Addis Ababa,Apr 07, 2021 (Megabit 29,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Maleeshiyo gacansaar la leh kooxda Daacish ayaa afduubtay ugu yaraan 19 qof oo u badna dad rayid ah, kaddib markii ay weerar gaadmo…
Sucuudiga oo sheegay in xujaajta tallaalka Covid-19 qaatay oo keliya ,loo ogolyahay in ay galaan…
Addis Ababa,Apr 06, 2021 (Megabit 28,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Wasaaradda Xajka iyo Cumrada Sacuudi Carabiya ayaa sheegtay in ‘dadka tallaalan’ oo keliya loo ogolaan doono in ay ku gutaan…
Ukraine oo sheegtay in ay dhoolatus Milateri la samayn doonto Gaashaanbuurta NATO
Addis Ababa,Apr 05, 2021 (Megabit 27,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Ciidamada milateriga Ukraine ayaa Sabtidii iclaamiyay in dhoolatusyo milatari oo wada jir ah ay la sameynayaan doonaan ciidamada…
Madaxweynaha Tanzania oo isku shaandhayn ku samaysay golaha wasiirradeeda
Addis Ababa,Apr 01, 2021 (Megabit 23,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Madaxweynaha Tanzania Saamiya Suluhu Xasan ayaa isku shaandheyn ku sameysay golaheeda wasiirada, laba todobaad uun iyada lago joogo…
Qaramada Midoobey oo sheegtay in Faransiisku dad rayid ah ku laayay Mali
Addis Ababa,Mar 31, 2021 (Megabit 22,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Duqeyn ay fuliyeen ciidmada Faransiiska ayaa waxaa ku dhintay 19 qof oo rayid ah iyo 3 nin oo hubeysan oo ku sugnaa xaflad aroos…
Madaxwaynaha Nigeria Muxamadu Buhari, oo xaalad caafimaad ugu ambabaxaya dalka Ingiriiska
Addis Ababa,Mar 30, 2021 (Megabit 21,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Madaxweynaha Nigeria, Muxamadu Buhari, ayaa maanta waxa uu u safrayaa magaalada London halkaas oo uu xafiiskiisa sheegay inuu u…
weerar ka dhacay waqooyiga dalka Mozambique oo dad lagu laayay
Addis Ababa,Mar 29, 2021 (Megabit 20,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Tobaneeyo qof ayaa dhimatay ka dib markii weerar lagu soo qaaday magaalada Palma ee ku taalla waqooyiga dalka Mozambique, sida uu…
In ka badan 100 qof oo maalin keliya lagu dilay dibad-baxyada ka socda Myanmar
Addis Ababa,Mar 28, 2021 (Megabit 19,2013 T.I (FBC/SOMALI)-In ka badan 100 qof ayaa Sabtidii lagu dilay dalka Myanmar iyadoo booliska uu sii wado gacanta birta ah ee uu kaga hortagayo dadka…