Browsing Category
WARARKA CAALAMKA
Madaxweynihii dalka Chad oo lagu dilay dagaal
Addis Ababa,Apr 20, 2021 (Miyasiya 12,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Madaxweynahii dhowaan dib loo doortay ee dalka Chad Idriss Deby Itno, oo xukunka hayey in ka badan 30 sano ayaa maanta u…
Turkey-ga oo ay dul-hoganayso fadeexad dhanka passport-ka ah
Addis Ababa,Apr 20, 2021 (Miyasiya 12,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Dowladda Turkey ayaa Isniintii sheegtay inay ballaadhisay baadhitaan lagu sameeyey tobaneeyo qof oo adeegsaday baasabooro gaar ah,…
Israel oo duqaymo ka fulisay Gaza
Addis Ababa,Apr 17, 2021 (Miyasiya 09,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Milatariga Israel ayaa sheegay Sabtida maanta ah inuu fuliyay duqeymo cirka ah oo ka dhan ah bartilmaameedyo ku yaalla Marinka…
Madaxweyne Biden oo si rasmi ah ugu dhawaaqay kalabixidda ciidamadiisa ee Afganistan
Addis Ababa,Apr 15, 2021 (Miyasiya 07,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in dhammaan ciidamada Mareykanka ee jooga Afghanistan uu ka soo…
Mareykanka oo caddeeyay mowqifkiisa ku aadan mudda kordhinta uu samaystay Madaxweynaha Soomaaliya
Addis Ababa,Apr 14, 2021 (Miyasiya 06,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Dowladda Mareykanka ayaa si kulul uga hadashay go'aankii dhawaan ay golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ay mudda kordhinta…
34 qof oo ku naf-waayay dooni kula qalibantay xeebta dalka Jabuuti
Addis Ababa,Apr 13, 2021 (Miyasiya 05,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Ugu yaraan 34 qof ayaa lagu soo warramayaa in ay ku qarqomeen xeebta Jabuuti, kadib markii doon ay kula qalibantay xeebtaasi ,…
Iiraan oo wacad ku martay in ay ka aarsandoonto Israel
Addis Ababa,Apr 13, 2021 (Miyasiya 05,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Wasiirka arrimaha dibadda ee Iiraan ayaa sheegay in dalkiisa "uu ka aargudan doono" weerrar lagu soo qaaday xarun dhulka hoostiisa…
Dalka Benin oo maanta looga dareeray codbixinta doorashada madaxtinnimada
Addis Ababa,Apr 11, 2021 (Miyasiya 03,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Maalinnimadan Axadda ah waxa dalka Benin ee galbeedka Afrika dhaca looga dareeray Codbixinta doorashada madaxtinnimada, iyadoo…
Taliban oo Dishay Sagaal Askari, Kuwa Kalena Qafaalatay
Addis Ababa,Apr 10, 2021 (Miyasiya 02,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Saraakiisha waddanka Afghanistan ayaa jimcihii shalay ahaa sheegay in dagaalyahanada Taliban ay dileen ugu yaraan sagaal ka tirsan…
saygii boqoradda Ingiriiska ee Elizabeth II oo geeriyooday isaga oo 99 jir ah
Addis Ababa,Apr 09, 2021 (Miyasiya 01,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Prince Philip, oo ahaa Boqoradda Elizabeth II ninkeedii, ayaa geeriyooday isagoo jira 99 sano, sida uu shaaciyay qasriga…