Browsing Category
WARARKA CAALAMKA
koox falaago ah askar Nigerian ah ku laysay galbeedka dalka Nigeria
Addis Ababa,May 03, 2021 (Miyasiya 25,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Askar ka tirsanayd ciidamada dalka Nigeria ayaa la sheegay in koox falaago ahi ay jidgooyo u galeen islamarkaana rasaas ooda kaga…
Falastiiniyiinta oo weerar toogasho ah ka fuliyey Daanta Galbeed
Addis Ababa,May 03, 2021 (Miyasiya 25,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Saddex qof oo Israa’iiliyiin ah ayaa Axaddii lagu dhaawacay toogasho ay Daanta Galbeed ee la haysto ka fuliyeen rag ku socday…
Ciidamada Mareykanka oo si Rasmi ah u Bilaabay kabixitaanka Afghanistan
Addis Ababa,May 01, 2021 (Miyasiya 23,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Wajiga ugu danbeeya ka bixitaanka ciidanka Mareykanka ee dalka Afghanistan ayaa si rasmi ah u billaabmaya Sabtida maanta ah,…
Sucuudiga oo albaabada isugu laabaya 8 iskuul oo Turkey-ga laga leeyahay
Addis Ababa,Apr 29, 2021 (Miyasiya 21,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Sacuudi Carabiya ayaa lagu wadaa inay xidho sideed iskuul oo Turkish ah, marka uu dhammaado sanad dugsiyeedkan, waxaa sidaas…
Guddoonka Golaha Shacabka dalka Soomaaliya oo iclaamiyay fadhi ‘aan caadi aheyn
Addis Ababa,Apr 28, 2021 (Miyasiya 20,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka dalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa iclaamiyay fadhi gaar ah oo ay iskugu…
Xafiiska QM ee Soomaaliya oo ka hadlay dagaaladdii ka dhacay Muqdisho
Addis Ababa,Apr 26, 2021 (Miyasiya 18,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Xafiiska QM ee Soomaaliya ee UNSOM ayaa sheegay inuu aad uga walaacsan yahay rabshadaha ka dhacay magaalada Muqdisho shalay iyo…
58 qof oo ku dhintay dab qabsaday Cisbitaal lagu dabiibo bukaannada cudurka COVID-19
Addis Ababa,Apr 25, 2021 (Miyasiya 17,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Ugu yaraan 58 qof ayaa ku geeriyooday dab ka kacay qeybta daryeelka degdegga ah ee bukaanadda xanuunka COVID19 ee Isbitalka Ibn…
Isbahaysiga sucuudigu uu hoggaamiyo oo sheegay in ay ka hortageen weerar drone oo ay soo qaadeen…
Addis Ababa,Apr 22, 2021 (Miyasiya 14,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Isbaheysiga uu Sacuudiga hoggaamiyo ee ka dagaalama Yemen ayaa sheegay in maalinnimadan Khamiista ah ay qabteen oo ay burburiyeen…
Golaha Amniga iyo nabadgelyada ee midowga Afrika oo kulan wadatashi ka yeelanaya xaaladaha cakiran…
Addis Ababa,Apr 22, 2021 (Miyasiya 14,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Golaha Amniga iyo nabadgelyada ee midowga Afrika ayaa lagu wadaa in uu kulan wada tashi ah ka yeesho xaaladdaha cakiran ee…
Qarax aad u xoogan oo lala beegsaday hotel kuwa raaxada ah oo ku yaalla magaalada Quetta ee dalka…
Addis Ababa,Apr 22, 2021 (Miyasiya 14,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Gaadhi walxaha qarxa laga soo buuxiyay oo lala beegsaday hotel kuwa raaxada ah oo ku yaalla magaalada Quetta ee dalka Pakistaa…