Browsing Category
WARARKA CAALAMKA
RW Liibiya oo kulan la qaatay dadka rayidka ah ee magaalada Sirte.
Addis Ababa june 22,2020 (Senee15,2012 T.I) (FBC/SOMALI)-Ra’iisal wasaaraha dalka Liibiya Fayez al-Sarraj iyo taliyaha mas'uulka ka ah waaxda howlgallada wadajirka ah ee saldhigyada Sirte-…
Madaxweynaha Tanzaniya oo sheegay in dalkiisu ka Takhalusay Covid-19.
Addis Ababa june 9,2020 (Senee 02,2012 T.I) (FBC/SOMALI) -Madaxweynaha dalka Tanzania John Magufuli ayaa iclaamiyay in dalkiisu uu ka adkaaday caabuqa karoona feyras. isaga oo uga mahad…
Dalka New Zealand oo ka adkaaday Feyraska karoona.
Addis Ababa june 8,2020 (Senee 01,2012 T.I) (FBC/SOMALI)- New Zealand ayaa qaadday dhammaan xayiraadihii saarnaa gudaha dalka maanta oo isniin ka dib markii xanuunka uu ka kacay bukaankii…
Xukuumadda GNA oo weerar ku qaadday magaalo xeebeedka Sirte ee Liibiya.
Addis Ababa june 7,2020 (Ginbot 30,2012 T.I) (FBC/SOMALI)-Dawladda liibiya ee ay Qaramada Midoobay aqoonsan tahahay ee GNA ayaa sheegtay iney qabsadeen magaala xeebeedka Sirte oo ay gacanta…
Japan oo Ogolaatay in ay xuduuddeeda u furto dalalka uu hooseeyo heerka saamayneed ee Covid-19.
Addis Ababa, June 1, 2020 (FBC/SOMALI)-Japan ayaa laga yaabaa in ay dib ugu furto soohdinteeda ,soo booqdayaasha wadamada heerarka feyraska karoona uu aad u hooseeyo, gaar ahaan waddamada…
Ciidamadda AMISOM oo helay Gawaadhi cusub, oo kuwa hawl-gallada ah ,si kor loogu qaado Awooda…
Addis Ababa, April 29, 2020 (FBC/SOMALI) Taliyaha Ciidamada Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), Lt Gen Tigabu Yilma, ayaa sheegay in awoodda howlgalada ciidamadiisa iyo…
Talyaaniga: Xannibaadda oo la sii Adkeeyey caabuqa coronaha oo sii siyaaday awgii.
Addis Ababa, March 23, 2020 (FBC Somali) –
Dawladda Talyaaniga ayaa sii adkaysay goobaha la xirayo, waxaana dawladdu amartay in meheradaha aan aasaasiga aheyn albaabada loo laabo illaa…
Rwanda oo Xidhay Xuduudeheeda Cabsida Corona-virus Awgeed!
Addis Ababa, March 23, 2020 (FBC Somali) –
Dhowr waddan oo oo ka tirsan Qaaradda Afrika ayaa soo tebiyey in laga helay kiisaskii ugu horreeyey ee cudurka Corona Virus. Dalalka Eritrea iyo…