Browsing Category
WARARKA CAALAMKA
Brazil oo ay gilgileen banaan-baxyo lagaga soo horjeedo Madaxweyne Bolsonaro.
Addis Ababa june 29,2020 (Senee 22,2012 T.I) (FBC/SOMALI)-Dibadbaxayaal ka socda dalka Brazil iyo daafaha adduunka ayaa isu soo baxay si ay u dhalleeceeyaan madaxweyne Jair Bolsonaro wax ka…
Dablay hubaysan oo weerar ku qaaday suuqa sarifka ee magaalada karachi.
Addis Ababa june 29,2020 (Senee 22,2012 T.I) (FBC/SOMALI)- Ugu yaraan sagaal qof ayaa la dilay iyadoo dabley hubeysan ay weerareen suuqa sarifka pakistaan ee ku yaal magaalada dekedaha leh…
Xukuumada Libya oo sheegtay in ay qasab tahay in calooshooda u shaqaystayaasha Ruushka laga saaro…
Addis Ababa june 28,2020 (Senee 21,2012 T.I) (FBC/SOMALI)-Afhayeenka ciidamada dawlada uu caalamku aqoonsanyahay ee Libya Maxamed Qanunu ayaa sheegay in sifaynta(ka saarida) calooshooda u…
Brazil oo diiwaangelisay 1,109 kiis oo u dhintay feyraska koroona iyo 602 dalka Mexico ah.
Addis Ababa june 28,2020 (Senee 21,2012 T.I) (FBC/SOMALI)-Dalka Braziil ayaa diiwaangeliyay 1,109 kiis oo dheeraad ah kuwaas oo u dhintey cudurka coronavirus-ka maalinnimadan Axadda ah,…
Madaxweynaha Dalka Eritareeya oo safar booqasho ugu kicitimay waddanka Suudaan.
Addis Ababa june 25,2020 (Senee 18,2012 T.I) (FBC/SOMALI)- Madaxweynaha dalka Eritareeya Isaias Afwerki ayaa safar booqasho oo saddex maalmood qaadanaya ku tagay dalka Suudaan.
Wasiirka…
Kiisaska feyraska ee Qaaradda Afrika oo kor u dhaafay 300,000.
Addis Ababa june 25,2020 (Senee 18,2012 T.I) (FBC/SOMALI)-Ugu yaraan 336,019 qof oo ku nool qaaradan Afrika ayaa uu haleelay xanuunka Coronavirus , sida ay maanta oo khamiis ah bayaanka ku…
feyraska oo si xun u saameeyay Waddamada laatiinka iyo Kariibiyaanka.
Addis Ababa june 22,2020 (Senee 15,2012 T.I) (FBC/SOMALI)-Warbixin ay soo ururisay jaamacadda diiwaangelisa macluumaadka koroona feyras ee John's hopkins waxa lagu sheegay in tirada guud ee…
Trump oo wacad ku maray in la xidhi doono qofkasta oo isku daya in uu soo rido Taallo.
Addis Ababa, Jun 23, 2020 (Senee,16,2012) (FBC/SOMALI)-Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa wacad ku maray inuu soo qaban doono qof kasta oo lagu qabto isagoo jabinaya taallo ama…
Hoggaamiyihii Aqlabiyadda Baarlamaanka Kenya oo xilkii laga qaaday.
Addis Ababa june 22,2020 (Senee15,2012 T.I) (FBC/SOMALI)- Hoggaamiyihii Aqlabiyadda Baarlamanka Kenya Aadan Barre Ducaale ayaa maanta xilkii laga qaaday, waxaana lagu beddelay xildhibaan…
WHO oo diiwaaangelisay kiisaskii ugu badnaa feyraska ee hal maalin gudaheed.
Addis Ababa june 22,2020 (Senee15,2012 T.I) (FBC/SOMALI)-Hay'adda Caafimaadka Adduunka ee (WHO) ayaa diiwaangelisay kor kacii ugu badnaa hal maalin gudaheed ee fayrsaka koroona, iyada oo…