Browsing Category
WARARKA CAALAMKA
Thailand oo xaalad deg deg ah lagu soo rogay
Ababa Oct 15, 2020 (Tiqimti 05,2013 T.I) (FBC/SOMALI)-Dowladda Thailand ayaa Khamiista maanta ah mamnuucday dibadbaxyada iyo faafinta hadallada xasaasiga ah, xilli ay sii kordhayaan…
Azerbaijan oo weerar culus ka fulisay gudaha dalka Armenia
Ababa Oct 14, 2020 (Tiqimti 04,2013 T.I) (FBC/SOMALI)-Azerbaijan ayaa maanta sheegtay inay burburisay xarumo ku yaalla dalka Armenia oo laga soo rido gantaallo lagu weeraro goobaha…
Maraykanka oo wada qorshe uu agab milateri oo badan kaga iibanayo Taiwan
Ababa Oct 14, 2020 (Tiqimti 04,2013 T.I) (FBC/SOMALI)-Aqalka Cad ee Maraykanka ayaa horey ugu sii soconaya qorshe uu agab milateri oo badan islamarkaana casriya kaga iibinayo jamhuuriyadda…
NASA oo tijaabisay dayax gacmeed dalxiisayaal hawada u qaadi doona
Ababa Oct 14, 2020 (Tiqimti 04,2013 T.I) (FBC/SOMALI)-Gantaalkan dayax gacmeedka sida oo ay sameeysay shirkadda hawada sare uu leeyahay aasaasaha shirkadda Amazon Jeff Bezos waxaa loo…
Kim Jong Un’ oo isaga oo ilmeynaya qirtay’ guuldarro
Ababa Oct 13, 2020 Tiqimti 03,2013 T.I) (FBC/SOMALI)-Hoggaamiyaha Korea-da Waqooyi Kim Jong Un ayaa u muuqday inay ilmo ka qubaneysay markii uu dhammaadkii toddobaadka la hadlay shacabkiisa,…
Trump oo olale ka bilaabay gobolka Florida
Ababa Oct 13, 2020 Tiqimti 03,2013 T.I) (FBC/SOMALI)-Madaxweyne Donald Trump ayaa ku soo laabtay ololahii doorashada wax ka yar laba toddobaad, ka dib markii laga helay cudurka…
Israel oo kasoo horjeesatay codsi ay Qatar u dirtay Mareykanka
Ababa Oct 13, 2020 Tiqimti 03,2013 T.I) (FBC/SOMALI)-Israel ayaa kasoo horjeesan doonta in Mareykanka uu dalka Qatar ka iibiyo diyaaradaha dagaalka ee F-35, waxaa sidaas sheegay Wasiirka…
Trump oo doonaya inuu ka qeybgalo doodda labaad
Ababa Oct 07, 2020 (Maskerem 27,2013 T.I) (FBC/SOMALI)-Maalin kaddib marki uu kasoo baxay Cisbitaal milatari, kaddib marki uu qaaday cudurka Covid-19 ayuu madaxweyne Donald Trump, Talaadadi…
Trump oo cisbitaalka uga soo baxay si uu u salaamo taageerayaashiisa
Ababa Oct 05, 2020 (Maskerem 25,2013 T.I) (FBC/SOMALI)-Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa muddo kooban ka maqnaa cisbitaalka sii uu u soo salaamo taageerayaashiisa oo ku sugnaa…
Sucuudiga oo lix bilood ka dib furaya waajibaadkii Cumrada
Ababa Oct 04, 2020 (Maskerem 24,2013 T.I) (FBC/SOMALI)-Dawladda Sucuudiga ayaa Axaddan maanta ah shaacisay dib u furidda goobaha barakaysan ee Muslimiinta ee acmaasha Cumrada, ka dib lix…