Browsing Category
WARARKA CAALAMKA
Sucuudiga oo gaabsaday in uu ka falceliyo aflagaadooyinkii madaxweynaha faransiiska
Addis Ababa Oct 28, 2020 (Tiqimti 18,2013 T.I) (FBC/SOMALI)-Sacuudi Carabiya ayaa cambaareysay sawir gacmeedyada loogu gefayo Nebi Muxamed NNKH, hase yeeshee waxay ka gaabsatay inay xoojiso…
Rabshado xooggan oo gilgilay magaalada Philadelphia ee Maraykanka
Addis Ababa Oct 28, 2020 (Tiqimti 18,2013 T.I) (FBC/SOMALI)-Boqolaal mudaharaadayaal ah oo ku sugan magaalada Philadelphia ee dalka Maraykanka ayaa bannaanbaxyo xooggan dhigaya habeenkii…
heshiiskii xabad-joojineed ee saddexaad oo markale lagaga dhawaaqay Nagorno-Karabakh
Addis Ababa Oct 26, 2020 (Tiqimti 16,2013 T.I) (FBC/SOMALI)-Xabad joojin cusub ayaa lagu wadaa inay dhaqan gasho saacado yar kaddib taasi oo u dhaxeysa ciidamada Armenia iyo Azerbaijan oo ku…
Trump oo weerar afka ah ku qaaday ninka ay loolamayaan ee Joe Biden
ddis Ababa Oct 25, 2020 (Tiqimti 15,2013 T.I) (FBC/SOMALI)-Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Sabtidii isu soo baxyo ballaadhan ku qabtay saddexda gobol ee North Carolina, Ohio iyo…
Faransiiska oo u yeedhay safiirkiisii Turkiga
Addis Ababa Oct 25, 2020 (Tiqimti 15,2013 T.I) (FBC/SOMALI)-Faransiiska ayaa wadatashi ugu yeedhay safiirkiisa u fadhiya Turkiga, kadib markii uu Madaxweyne Rajab Tayib Erdogan hadallo xanaf…
Maxamed Bin Salman oo Mareykanka laga Dacweeyay
Addis Ababa Oct 21, 2020 (Tiqimti 11,2013 T.I) (FBC/SOMALI)-Haweeneeydi uu ka dhintay saxafigi la dilay Jamal Khashoggi, iyo koox u doodda xuquuqda aadanaha oo uu isaga aas-aasay ayaa…
Daacish oo war kasoo saartay xidhiidhka dalalka Imaaraadka,Bahrain iyo Israel
Ababa Oct 19, 2020 (Tiqimti 09,2013 T.I) (FBC/SOMALI)-Kooxda Daacish ayaa cambaareysay xidhiidhka ay Imaaraadka Carabta iyo Bahrain la sameysteen Israel, waxaana ay ku baaqday weeraro…
Israel iyo Baxrayn oo si rasmiya usoo celiyay xidhiidhkoodii diblomaasiyadeed
Ababa Oct 19, 2020 (Tiqimti 09,2013 T.I) (FBC/SOMALI)-Heshiiska oo Mareykanka uu gadhwadeen ka yahay ayaa lagu saxiixay caasimadda Baxreyn, ee Manama, maalinkii Axadda.
Muddo tobanaan…
Heshiiskii xabad joojineed ee Azerbaijan iyo Armeniya oo markale noqday hal bacaad lagu lisay
Ababa Oct 18, 2020 (Tiqimti 08,2013 T.I) (FBC/SOMALI)-Xilli Saacado uun kaddib xabbad joojin looga dhawaaqay gobolka Nagorno Karabakh ee ay ku dagaallamayaan waddaamda Armenia iyo Azerbijian…
Fayraska Koroona oo laga helay wiil uu dhalay Trump
Ababa Oct 15, 2020 (Tiqimti 05,2013 T.I) (FBC/SOMALI)-Wiil uu dhalay madaxweyne Trump oo 14 jir ah ayaa laga helay fayraska Korona balse sida ay sheegtay marwada koowaad ee Mareykanka,…