Browsing Category
WARARKA CAALAMKA
Golaha wasiirrada Faransiiska oo taageeray sharci ka dhan ah Muslimiinta
Addis Ababa DEC 10, 2020 (Tehsas 01,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Golaha wasiirrada Faransiiska ayaa ansixiyay hindise-sharciyeed looga gol leeyahay in wax looga qabto xagjirnimada kaddib…
Maxkamadda Sare ee Maraykanka oo ayidday guushii uu Biden ka gaadhay gobolka Pennsylvania
Addis Ababa DEC 09, 2020 (Hidar 30,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Maxkamadda Sare ee Mareykanka ayaa Talaadadi gaashaanka ku dhufatay, isku daygi ugu danbeeyay ee ay Xisbiga Jamhuuriga ku rabeen…
Dalka Hindiya oo uu ka dillaacay cudur aan haybtiisa la aqoonsanin
Addis Ababa DEC 07, 2020 (Hidar 28,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Saraakiisha dalka India ayaa baadhaya waxa sababay cudur aan wali la aqoonsan waxa uu yahay oo sababay in inkabadan 140 qof…
27 qof oo loo xidhay bannaanbaxyo isdabajoog ah oo ka socda Israa’iil
Addis Ababa DEC 06, 2020 (Hidar 27,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Warbixin uu soo saaray booliiska Israa’iil, ayaa lagu sheegay in bannaanbaxyo ay ka dhaceen fagaaraha Paris oo ku yaal meel u dhow…
Trump oo olale doorasho ka bilaabay Goergia
Addis Ababa DEC 06, 2020 (Hidar 27,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Madaxweynaha Mareykanka Doland Trump ayaa booqday Sabtidii Shalay gobolka muhiimka ah ee Geoorgia si uu ugu ololeeyo laba Senator oo…
Azerbaijan oo soo bandhigtay tirada askartii kaga dhimatay dagaalkii Nogorno karabakh.
Addis Ababa DEC 03, 2020 (Hidar 24,2013 T.I) (FBC/SOMALI)-Wasaarada Gaashaandhiga ee Azerbaijan ayaa bayaan ay soo saartay khamiistan maanta ku sheegtay in 2,783 askari oo ka tirsanaa…
Kooxda Daalibaan iyo Xukuumada Afghanistan oo heshiis wada gaadhay
Addis Ababa DEC 03, 2020 (Hidar 24,2013 T.I) (FBC/SOMALI)-Ergada dhinacyada isku haya Afghanistan ayaa ku dhawaaqay Arbacadii inay ku heshiiyeen hannaanka wada-hadallooda nabadeed ee lagu…
Dawlada Ingiriiska oo ansixisay tallaalka ka hortaga Covid-19 ee Pfizer/BioNTech
Addis Ababa DEC 02, 2020 (Hidar 23,2013 T.I) (FBC/SOMALI)-Dalka Ingiriiska ayaa noqday waddankii ugu horreeyey adduunka ee ansixiya talaalka xanuunka coronavirus ee Pfizer / BioNTech.…
Ingiriiska oo soo celiyay xayiraadihii bulshada ee feyraska koroona
Addis Ababa Nov 01, 2020 (Tiqimti 22,2013 T.I) (FBC/SOMALI)-Ra’iisal Wasaaraha Britain Borris Johson ayaa ku dhawaaqay in dalka la galinayo xayiraad bandow ah kadib markii ay sare u kaceen…
Macron: Waan fahmi karaa cadhada Muslimiinta ee ka dhalatay sawirka Nabi Muxamad NNKH
Addis Ababa Nov 01, 2020 (Tiqimti 22,2013 T.I) (FBC/SOMALI)-Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa sheegay inuu fahmi karo sababta ay Muslimiinta uga argagaxeen sawir gacmeedka…