Browsing Category
WARARKA CAALAMKA
Weerar lagu hoobtay oo ka dhacay Suuriya
Addis Ababa,Dec 31, 2020 (Tehsas 22,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Weerar ka dhacay gobolka Deyr-Al-zuur ee dalka Suuriya ayaa la sheegay in lagu dilay ugu yaraan 28 qof.
Warbaahinta dowladda…
Donald Trump oo laf dhuun gashay ku noqday Joe Biden
Addis Ababa,Dec 30, 2020 (Tehsas 21,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Madaxweynaha cusub ee loo doortay dalka Mareykanka Joe Biden ayaa maamulka Trump ku eedeeyey inuu ku fashilmay tallaalka si wakhtigi…
Dhulgariir xooggan oo ku dhuftay dalka Croatia
Addis Ababa,Dec 30, 2020 (Tehsas 21,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Ugu yaraan 7 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhimatay 20 kalana ay ku dhaawacmeen, dhul-gariir Talaadadi ka dhacay bartamaha dalka…
Dalka koonfur Afrrika oo uu ka dillaacay nooca cusub ee fayraska koroona
Addis Ababa,Dec 28, 2020 (Tehsas 19,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Dalka koonfur Afrrika ayaa waxa sii korodhay tirada dadka uu asiibay cudurka Covid-19,sida ay sheegayaan wararka naga soo gaadhaya…
Dadku dhintay weerar toorrey loo adeegsaday oo ka dhacay Shiinaha
Addis Ababa,Dec 28, 2020 (Tehsas 19,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Ugu yaraan toddoba qof ayaa dhintay kaddib markii nin toorrey ku hubeysan uu weerar ka geystay waqooyi-bari Shiinaha, sida ay…
QM oo magaalo Jamhuuriyadda Afrika dhexe ku taal dib ugala wareegtay koox fallaago ah
Addis Ababa,Dec 24, 2020 (Tehsas 15,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in magaalada Bambari ee Jamhuuriyadda Afrika dhexe (CAR) dib loogala wareegay fallaagadii qabsatay…
Imaaraadka oo qirtay arrin hadal hayn ka abuurtay Pakistan
Addis Ababa,Dec 24, 2020 (Tehsas 15,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Diblomaasiga ugu sarreeya Imaaraadka Carabta ayaa Isniintii si shaacsan u qirtay xayiraad aan sharaxaad laga bixin oo la saaray…
Trump oo hor-istaagay saxeexida xidhmada Covid-19 iyo miisaniyadda Maraykanka
Madaxweyne Donald Trump ayaa xalay ku hanjabay in aanu saxeexi doonin xeer uu ansixiyay koongareeska Mareykanka oo isugu jira 1.4 tiriliyan oo dollar oo ah miisaaniyadda dowladda iyo 900 oo…
Shaki ku gadaaman xallaalnimada tallaalka Covid-19
Addis Ababa,Dec 21, 2020 (Tehsas 12,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Iyada oo shirkadaha caalamka ay orod ugu jiraan inay soo saaraan tallaalka COVID-19, dalalkuna ku hardamayaan inay noqdaan kuwa ugu…
Urur-goboleedka IGAD oo maanta yeelanaya shir-madaxeed aan caadi ahayn.
Addis Ababa,Dec 20, 2020 (Tehsas 11,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Shir madaxeed aan caadi ahayn oo yeelanaayaan madaxda urur goboleedka IGAD ayaa markiisii kii 38-aad ,ay isugu imanayaan dowladaha…