Browsing Category
WARARKA CAALAMKA
Aqalka Congress-ka Marayka oo soo Jeediyay Xil ka Xayuubin lagu Sameeyo Trump
Addis Ababa,Jan 14, 2021 (Dir 06,2013 T.I (FBC/SOMALI)-222 xildhibaan oo Demoqoraadi ah, iyo 10 ka tirsan xisbiga Jamhuuriga ee madaxweynaha ayaa Haa ugu coddeeyay mooshinka lagu dalbay in…
Sacuudiga oo soo dhoweeyey tallaabo uu qaaday Mareykanku
Addis Ababa,Jan 13, 2021 (Dir 05,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Dowladda Sacuudiga ayaa Isniintii soo dhoweysay go’aan ay dowladda Mareykanka urur argagixiso ugu aqoonsatay kooxda Xuutiyiinta ee…
Wafdi caalami ah oo Shiinaha u tegaya baadhitaan
Addis Ababa,Jan 12, 2021 (Dir 04,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Wakiillo ka socda Hey’adda Qaramada Midoobay ugu qaabilsan caafimaadka ee loo soo gaabiyo WHO, ayaa lagu wadaa in ay toddobaadkaan…
koonfur Afrika oo xuduudaheeda u xidhatay soolabakaclaynta cudurka Covid-19 awgii
Addis Ababa,Jan 12, 2021 (Dir 04,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Madaxweynaha dalka Koonfur Afrika Cyril Ramaphosa ayaa ku dhawaaqay in xuduudooda dhuleed ay ka xidhnaan doonto inta badan…
Bill Belichick oo billad sharaf ka diiday Donald Trump
Addis Ababa,Jan 12, 2021 (Dir 04,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Tababare sare oo ka tirsan Kooxda Kubadda cagta Qaranka ee Mareykanka (NFL), Bill Belichick ayaa sheegay inuusan aqbali doonin Biladda…
Ciidammada Israa’iil oo Toddoba qof ku dhaawacay Daanta Galbeed
Addis Ababa,Jan 11, 2021 (Dir 03,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Tododoba qof oo falastiiniyiin ah ayaa ku dhaawacmay rasaas ay ciidamada Israa’iil ka rideen magaalada Tulkarem ee daanta galbeed…
Daalibaan oo digniin u dirtay xukuumadda Afghanistan
Addis Ababa,Jan 10, 2021 (Dir 02,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Kooxda Taliban ayaa ka digtay Sabtidii in go’aanka Madaxweynaha Afghanistan Ashraf Ghani uu xafiiska kusii joogayo inta ka dhiman muddo…
Ruushka oo lagu eedeeyay in uu ka danbeeyay weerarkii dhanka internetka ee lagu qaaday Mareykanka
Addis Ababa,Jan 06, 2021 (Tehsas 28,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Hay’adda Sirdoonka Qaranka ee Mareykanka ayaa Talaadadii sheegtay, in ay u badantahay in Ruushku uu ka danbeeyay, weeraro dhanka…
Dibad-baxyo xooggan oo looga soo horjeedo dilkii jenenaalkii Iran oo ka dhacay Ciraaq
Addis Ababa,Jan 03, 2021 (Tehsas 25,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Dibad-baxyo xooggan oo ka dhacay dalka Ciraaq ayaa lagu xusay sanad-guuradii koowaad ee kasoo wareegtay duqeyntii diyaaradaha aan…
Armeeniya oo qiratay jabkii kasoo kasoo gaadhay dagaalkii Nagorno-karabakh ee ay la gashay…
Addis Ababa,Jan 03, 2021 (Tehsas 25,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Dowladda Armeeniya ayaa waxa ay soo tabisay in dagaalkii lixda todobaad socday ee ay sanadkii hore la gashay Azerbaijan ay uga…