Browsing Category
WARARKA CAALAMKA
Hoggaanka Falastiin oo soo dhaweeyay go’aan kasoo baxay Biden
Addis Ababa,Jan 28, 2021 (Dir 20,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Hoggaanka Falastiin ayaa Arbacadii soo dhoweeyey go’aanka maamulka cusub ee Mareykanka uu dib ugu furayo xafiisyada ururka xoreynta…
Biden oo khadka telefoonka kula hadlay Putin
Addis Ababa,Jan 27, 2021 (Dir 19,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Markii ugu horreysay tan iyo marki loo dhaariyay xilka, ayuu madaxweynaha Mareykanka Joe Biden Talaadadi shalay khadka telefoonka kula…
Sucuudiga oo iska maslaxaya madaxweyne Biden
Addis Ababa,Jan 26, 2021 (Dir 18,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Wasiiirka Arrimaha dibedda Sacuudiga ayaa sheegay in boqortooyada ay niyad wanaagsan ka qabto inay “xidhiidh aad u wanaagsan” la…
Dagaallo culus oo ka dhacay magaalada Beled Xaawo ee dalka Soomaaliya
Addis Ababa,Jan 25, 2021 (Dir 17,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Wararka ka imanaya magaalada Beled Xaawo ee gobolka Gedo ee dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in halkaasi ay xalay iyo saaka ka…
Ciidamada Hindiya iyo Shiinaha oo dagaal uu ku dhex maray xadka gobolka Sikkim
Addis Ababa,Jan 25, 2021 (Dir 17,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Ciidamada Shiinaha iyo kuwa Hindiya ayaa la sheegay in mar kale uu isku dhac ku dhex maray xadka, iyadoo labada dhinacba uu khasaare ka…
Bannaan-baxyo xooggan oo looga horjeedo xadhigii hoggaamiyihii la sumeeyay oo ka dhacay Ruushka
Addis Ababa,Jan 24, 2021 (Dir 16,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Booliiska dalka Ruushka ayaa xabsiga dhigay in kabadan 3,000 oo qof oo dhigayay bannaan-baxyo dalka oo dhan ah ,oo ay ku ay ku…
Trump oo duubay khudbaddiisii macsalaameynta
Addis Ababa,Jan 20, 2021 (Dir 12,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Saacado yar ka hor inta uusan ka dagin xilka madaxtinimada Mareykanka, ayuu madaxweyne Trump shalay galab soo saaray muuqaalki ugu…
Hoggaamiyihii mucaaradka Ruushka ee la sumeeyay oo lagu xidhay magaalada Moscow
Addis Ababa,Jan 18, 2021 (Dir 10,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Alexei Navalny oo ah nin si wayn u dhaliila aqalka Kremlin ee Ruushka ayaa la sheegay in la xidhay ka dib markii diyaaraddii sidday ay…
Mareykanka oo ciidamadiisa kala baxay Soomaaliya
Addis Ababa,Jan 18, 2021 (Dir 10,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Taliska militariga Maraykanka ee qaaradda Afrika (AFRICOM) ayaa xaqiijiyey in la dhammaystiray bixitaankii ciidamada Maraykanka ee…
Mareyakanka oo weerar cirka ah ka fuliyay Soomaaliya
Addis Ababa,Jan 14, 2021 (Dir 06,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Taliska ciidamada Mareykanka ee Africa ayaa warsaxaafeed uusoo saaray ku sheegay in iyadoo lala shaqeynayo dowladda federalka ee…