Browsing Category
WARARKA CAALAMKA
Koonfur Afrika oo joojisay tallaalka Jaamcadda Oxford-AstraZeneca ee Covid-19
Addis Ababa,Feb 08, 2021 (Yekatit 01,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Xukuumadda Koonfur Afrika ayaa hakisay oo joojisay bilaaabidda tallaalka shirkadda Oxford-AstraZeneca ka dib markii daraasad la…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Congo (DRC) oo loo doortay guddoomiyaha Midowga Afika ee…
Addis Ababa,Feb 07, 2021 (Dir 30,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Madaxda Dowladaha Midowga Afrika (AU) ayaa u doortay, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo (DRC) FelixTshisekedi in uu…
Hoggaamiyayaasha Midowga Afrika oo maanta yeelanaya shir-madaxeedkoodii 34aad
Addis Ababa,Feb 06, 2021 (Dir 29,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Midowga Afrika ayaa maanta yeelanaya Kal-fadhigoodii caadiga ahaa ee 34aad ,kaas oo socon doonaa 6-da iyo 7-da bishan Febaraayo.…
Biden oo khudbad u jeediyay Shir-madaxeedka ay yeelanayaan Midowga Afrika
Addis Ababa,Feb 05, 2021 (Dir 28,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa fariin maqal ah oo Aqalka Cad uu soo dhigay barta twitterka ee loogu talo galay madaxweynayaasha…
QM oo sheegtay inaan la aqbali karin Afgambiga Myanmar
Addis Ababa,Feb 04, 2021 (Dir 27,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Xoghayaha guud ee QM Antonio Guterres ayaa sheegay Arbacadii in QM ay ka shaqeyneyso isu keeniddi waddamada waaweyn ee caalmka si ay…
Hoggaamiyihii Mucaaradka Ruushka oo lagu xakumay 3 sano iyo badh xabsi ah
Addis Ababa,Feb 03, 2021 (Dir 26,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Maxkamad ku taalla magaalada Moscow ayaa Talaadadi shalay xabsi saddex sano iyo badh ah ku xakuntay, hogaamiyaha mucaaridka Ruushka…
Mareykanka oo cunaqabateyn ugu hanjabay dalka Myanmar
Addis Ababa,Feb 02, 2021 (Dir 25,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Madaxwaynaha Mareykanka, Joe Biden, ayaa si adag u cambaareeyay afgembiga milatari ee ka dhacay dalka Myanmar, isaga oo sheegay in kuwa…
Milateriga Myanmar oo Xukunka la wareegay
Addis Ababa,Feb 01, 2021 (Dir 24,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Milateriga Myanmar ayaa la wareegay awoodda dalkaas, kadib markii ay xabsiga u taxaabeen Aung San Suu Kyi oo uu xisbigeedu talada hayo…
Ciidamada amniga ee dawladda oo soo afjaray weerarkii Hotel Afriik
Addis Ababa,Feb 01, 2021 (Dir 24,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Ciidamada ammaanka ee dawladda Soomaaliya ayaa xalay soo gabo-gabeeyay weerar ismiidaamin ah oo rag hubaysan oo la sheegay inay ka…
Trump oo Qareennadiisii difaacayay ay ka kala tageen
Addis Ababa,Jan 31, 2021 (Dir 23,2013 T.I (FBC/SOMALI)- Warbaahinta Mareykanka ayaa sheegaysa in Trump ay ka kala tageen garyaqaannadii ka difaacayay eedeymaha aqalka sare ee dalkaasi uu u…