Fana: At a Speed of Life!

Magaalada Jigjiga oo lagu qabtay shirkii Qiimaynta warbxinta waxqabadka 6dii Bilood Ee la Soo Dhafay Ee Xafiisyada Abaabulka iyo ka Qaybka Bulshada Ee Biyo-xidheenka Abay

Addis Ababa,Mar 04, 2021 (Yekatit 25,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Shirkii Qiimaynta warbxinta waxqabadka 6dii Bilood Ee la Soo Dhafay Ee Xafiisyada Abaabulka iyo ka Qaybka Bulshada Ee Biyo Xidheenka Abay Ayaa Lagu Qabtay Magaalada jigjiga.
Shirkan qiimaynta oo ay ka soo qayb galeen masuuliyinta xafiisyada ababulka iyo ka qayb galka Bulshada Ee biyo-xidheenka Abay ee deegaannada dalka ayaa sanad walba lagu qabta mid kamida deegaannada dalka.
Waxana intii uu shirku socday lagu gorfeeyay shaqooyinkii qabsoomay iyo kuwa u baahan in la dardargaliyo.
waxana kulanka lays kula qaatay in la sii xoojiyo hawlaha ka qaybgalka Biyo xidheenka Abay oo hada marayaa 78%.
SRTV Rasmi page
You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.