Fana: At a Speed of Life!

Japan oo Ogolaatay in ay xuduuddeeda u furto dalalka uu hooseeyo heerka saamayneed ee Covid-19.

Addis Ababa, June 1, 2020 (FBC/SOMALI)-Japan ayaa laga yaabaa in ay dib ugu furto soohdinteeda ,soo booqdayaasha wadamada  heerarka feyraska karoona uu  aad u hooseeyo, gaar ahaan waddamada ay ka mid yihiin Australia, Thailand, Vietnam iyo New Zealand, sida ay maanta oo Isniin ah sheegtay warbaahinta maxalliga ah dalka japan.

Asahi Shimbun wuxuu sheegay in socdaalayaasha ganacsiga ee afartaas dal loo oggolaan doono soo gelitaan iyaga laga baadhayo xanuunka COVID-19 kahor bixitaanka iyo imaatinkaba.

Dhaqdhaqaaqyadooda ayaa sidoo kale si adag loo xakameyn doonaa, sida laga soo xigtay Aljazeera.

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.