Talyaaniga: Xannibaadda oo la sii Adkeeyey caabuqa coronaha oo sii siyaaday awgii.
Addis Ababa, March 23, 2020 (FBC Somali) –
Dawladda Talyaaniga ayaa sii adkaysay goobaha la xirayo, waxaana dawladdu amartay in meheradaha aan aasaasiga aheyn albaabada loo laabo illaa 3-da bisha April.
Guud ahaan waddanka Talyaaniga waxaa coronavirus ugu dhintay ku dhowaad 5 kun oo qof, iyadoo kiisaskuna ka badan yihiin 50 kun oo qof.